Guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff sheekh hassan albasri ayaa hawada umarsiinaya hambalyo diiran maamulka iyo wasiirada iyo xildhibaanada dowlad gobaleedka puntland oo si heersare ah usoqaabilay una soodhaweeyay qaar katirsan ardayda somaliyeed kawaxbarata jaamacadda ahgaaf oo socdaal kujooga gobalada somaliya qaar kamid ah … waxaana uu sheekh hasan albasri ugu hambalyeenayaa dowrkii [...]
Archive for April 2011
ardayda somaliyeed ee kawaxbarato jaamacadda ahgaff oo si heersare ah loogusoodhaweeyay puntland.
April 11, 2011Boosaaso:(Allpuntland)-Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland siweyn loogu soo dhaweeyey ku dhawaad 50-Arday Soomaaliyeed ah oo katimid dalka Yemen (JAAMACADDA AHGAFF ) waxna ka baranaysay jaamacadaha kaladuwan ee dalkaas iyagoo kasoo cararay dhibaatooyinka dalkaas ka jira oo ka lifay in la xiro dhamaan Jaamacadihii kaladuwanaa ee dalkaas ku yaalay kuwaas oo imika aysan wax [...]