Archive for April 11th, 2011

guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee yemen sheekh hassan albasri oo hambalyo udiraya maamulka gobaleedka puntland oo si heersare usoodhaweeyay ardaydii kasoctay jaamacadda ahgaff

April 11, 2011

Guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff sheekh hassan albasri ayaa hawada umarsiinaya hambalyo diiran maamulka iyo wasiirada iyo xildhibaanada dowlad gobaleedka puntland oo si heersare ah usoqaabilay una soodhaweeyay qaar katirsan ardayda somaliyeed kawaxbarata jaamacadda ahgaaf oo socdaal kujooga gobalada somaliya qaar kamid ah … waxaana uu sheekh hasan albasri ugu hambalyeenayaa dowrkii [...]

ardayda somaliyeed ee kawaxbarato jaamacadda ahgaff oo si heersare ah loogusoodhaweeyay puntland.

April 11, 2011

Boosaaso:(Allpuntland)-Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland siweyn loogu soo dhaweeyey ku dhawaad 50-Arday Soomaaliyeed ah oo katimid dalka Yemen (JAAMACADDA AHGAFF ) waxna ka baranaysay jaamacadaha kaladuwan ee dalkaas iyagoo kasoo cararay dhibaatooyinka dalkaas ka jira oo ka lifay in la xiro dhamaan Jaamacadihii kaladuwanaa ee dalkaas ku yaalay kuwaas oo imika aysan wax [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.