
Guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff sheekh hassan albasri ayaa hawada umarsiinaya hambalyo diiran maamulka iyo wasiirada iyo xildhibaanada dowlad gobaleedka puntland oo si heersare ah usoqaabilay una soodhaweeyay qaar katirsan ardayda somaliyeed kawaxbarata jaamacadda ahgaaf oo socdaal kujooga gobalada somaliya qaar kamid ah …
waxaana uu sheekh hasan albasri ugu hambalyeenayaa dowrkii wacnaa ay ugu soodhaweeyeen ardaydaas oo oo loodajiyay hotelo loona qabtay xaflado wacan …waxana uu leeyahay guddoomiyhu waa arrin mudan in looguhambalyeeyo dadkii kaqeebqaatay soodhaweenta iyo qabashada xafladdaas..
sheekh hassan albasri
yemen mukalla
xalbisri2@hotmail.com
967734543792
waa guul