Archive for July 2011

ramadaan wacan

July 27, 2011

dhammaan umadaha musliinta khaasatan umadda somaliyeed iyo ardayda somaliya ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff waxaan leeyahay ramadaan wacan..

websitka cusub ee ardayda somaliyeed ee yemen http://ahgaff.ahgaff.edu/ bishaaro bishaaro

July 16, 2011

http://ahgaff.ahgaff.edu/ waxaa dhammaan ardayda somaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff loogu bishaareenayaa in lafuray websit cusub oo cinwaankiisu yahay sidaan http://ahgaff.ahgaff.edu/ kaasoo ay jaamacadda ahgaff ugu deeqday ururka ardayda somaliyeed .hadaba waxaa loogubishaareenayaa ardayda in kadaalacankaraa hadda iyo wixii kadambeeyay akhbaarta ardayda websitkaas.. oo aan kushubidoono wixii warara ah..

guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ..sheekh hassan albasri iyo talooyin muhiim ah oo kusoda ardayda deqda waxbarasho karajayneesa dhawaan jaamacadda ahgaff .

July 5, 2011

. talooyin kusocda ardayda ahlusunna ee deeqda waxbarasho karajeyna dhawaan dalka yemen iyo msar. 1- in si xikmad ey kudhisantahay loodoorto kuliyadaha. 2- in dhaqanka diinta wanaagsan iyo caqiidada ahlusunna waljamaaca aan lagaweecan marna. 3- in la iskuxirnaado oo amiiro iyo urur hogaamiya ardayda ahlusunna lasameesto 4- in buufikiska iyo qabyaaladda laga fogaado. 5- in [...]

shuruudaha aqbalka deeqda waxbarasho ee jaamacadda ahgaff.iyo 2011

July 5, 2011

shuruudaha aqbalka jaamacadda ahgaff. August 10,2011 1- waa in uu heestaa shahaada dugsiga sare ama wax lamid ah oo leh tiimbaraha wasaaradda tarbiyada iyo tacliinta iyo tiimbarahakale ah wasaradda dibadda iyo tasdiqa 2- waa in uu ardaygu kubaasaa imtixaanka qabuulka jaamacadda haddii lamarsiiyo . iyo wareesiga shakhsiyaded. 3- waa in ardaygu jaamacadda oo sooxaadhiraa duruusta [...]

xaflad ballaaran oo kakoobneed al-israa wal-micraaj iyo 1-da luulyo iyo siyaarta macalim biya maalow iyo sheekh calisamatar ayaa lagu qabtay xarunta ururka ardayda somaliyeed ee jaamacadda ahgaff ee yemen

July 2, 2011

xafladda si heersare ah ay usoo agaasimeen midowga ururka ardayda somaliyeed ee kawaxbarta jaamacadda ahgaaf ee dalka yemen oo kakoobneed sadax xafladood oo kala ah xafladda ku aadan munaasabaddii dheelmidda n.c.s.w. ee al-israa wal-micraaj iyo munaasabad ku aadaneed siyaarta laba kamid ah culimada ugu waaween somaliya oo kala ah macalim biyamaalow iyo sheekh cali samatar [...]

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.