guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ..sheekh hassan albasri iyo talooyin muhiim ah oo kusoda ardayda deqda waxbarasho karajayneesa dhawaan jaamacadda ahgaff .

. talooyin kusocda ardayda ahlusunna ee deeqda waxbarasho karajeyna dhawaan dalka yemen iyo msar.
1- in si xikmad ey kudhisantahay loodoorto kuliyadaha.
2- in dhaqanka diinta wanaagsan iyo caqiidada ahlusunna waljamaaca aan lagaweecan marna.
3- in la iskuxirnaado oo amiiro iyo urur hogaamiya ardayda ahlusunna lasameesto
4- in buufikiska iyo qabyaaladda laga fogaado.
5- in wixii thaqaafo ah sitaxadar leh looqaato, wixii maadi ah mushkilad malahan .
6- in lalasoco websitka ardayda wixii cusub .
7- in laweyneeyo munaasabada islamka kudhexweyn sida bisha mowliid.iyo in laxuso siyaarooyinka masha�ikhda
7- in habeenkasta oo jimca ah la aqriyo saliga nabiga s..c.s.w
in ladaalacdo websityada culimada ahlusunna sida
www.ahlusunna.org.
www.mustaqiim.com
www.shaaficiyah.com
www.albisri.4t.com
www.xassanalbasri.s5.com

iyo wixii lamid ah

Advertisement
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.