websitka cusub ee ardayda somaliyeed ee yemen http://ahgaff.ahgaff.edu/ bishaaro bishaaro

http://ahgaff.ahgaff.edu/

waxaa dhammaan ardayda somaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff loogu bishaareenayaa in lafuray websit cusub oo cinwaankiisu yahay sidaan

http://ahgaff.ahgaff.edu/

kaasoo ay jaamacadda ahgaff ugu deeqday ururka ardayda somaliyeed .hadaba waxaa loogubishaareenayaa ardayda in kadaalacankaraa hadda iyo wixii kadambeeyay akhbaarta ardayda websitkaas.. oo aan kushubidoono wixii warara ah..

Advertisement
Follow

Get every new post delivered to your Inbox.