
walaal wixii fariin ah kusoodir e-mailkaan oo ah
XALBISRI2@HOTMAIL.COM
contact us
2 Comments »
RSS Feed for this entry
tafatiraha websitka sheikh hassan albasri Email xalbisri2@hotmail.com

walaal wixii fariin ah kusoodir e-mailkaan oo ah
XALBISRI2@HOTMAIL.COM
Ali Ridwan Says:
Your comment is awaiting moderation.
Ali Ridwan Says:
Your comment is awaiting moderation.
Sir/Madam:
Asalaamu caleykum yaa akhii magaceygu Ali Ridwan waxaan degenahey ariga mareykanka magaalada San Diego gobalka California waxaan ka mid ahaa ardeydii ka qalin jibisay mahadka ama iskuulkii lagu magacaabi Khalid Bin Waliid qismo Adabi sanadkii 1986 qaateyna madicine program pediatrician qeybta caruurta doctor walow aanan ku shaqeysan wadanka sababo dagaal, kenya waxaan ugu shaqeeyey us nursing five years ka dibna imid wadanka aan deganahey maanta waxaan isku dayey inaan caafimaadkii sii wato waa la ii tex gelin waayey shahaadadeyda waxaan ka diyaariyey ganacsi program Ass Degree, shaqo fara badan waqtigiina wuu socdaa cimrina wuu socdaa fursadna u helin inaan sii wato waxbarashadii qaasatan shariica islaam duruufo awgood qurbo fara badan xaas iyo caruur ku xiriira waxaan jeclaan lahaa aniga iyo caruur aan dhaley inaan fursad haddii aan heli garno koorsooyingan fadlan ila socod sii Akhii Aziiz qaasatan Al Azhar waxaan ahey nin reer culima ka soo jeeda labada dhinac waalinteyda waana is baran doonaa hadduu alle idmo
Fadlan iga soo xiriir Telefoonka Phone:619-940-8323
Bloggan waa uu qurux badan yahay, laakiin masawirada kore ee muuji naya geedaha ifiya waa astaan diimeed kiristaan. Aqri halkan :http://hollywoodjesus.com/tree.htm.
Fadlan walaal ku badal naqshad kale.
mahadsanid.