

WARBIXIN KUSAABSAN ARDAY KASOCOTA MACHADKA AL-MA’MUUN OO DEEQ WAXBRASHO KAHESHAY AHGAFF UNIVERSITY OO KUTAALA DALKA YEMEN
ARDAYDA KAHESHA DEEQADA
28 Arday oo deeq waxbarasho u kala aaday dalalka Yemen iyo Masar { 24 Dec 2008}
waxaa la daabacay Wed 24 Dec 2008 12: 46: 50
Waxaa dhawaan dalka Yemen soo gaaray, arday ka soo qalin jabisay machadka dugsiyada sare ee Al ma’muun. Ardaydaasi waxay ka kooban yihiin labaatan arday. Dafcaddani waxay aqbalaad ka kala heleen kulliyadaha kala duwan, ee jaamacadda “Ahgaff University”, oo ku taal gobolka Xadhramowt, oo “Machadka Al-ma’muun” la lehcilaaqaad waxbarasho.
Machadka Al-Ma’muun, oo taliskiisu yahay magaalada Muqdisho, wuxuu illaa afar iyo toban laamood ku leeyahay goballada Soomaaliya. Machadka waxaa la furay sannadkii 2001. Wuxuuna aqoonsi rasmi ah ka haystaa jaamacada kala duwan oo ku yaal adduunka carabta. jaamacadahaa waxaa ka mid ah: jaamacadda adduunka ugu faca weyn, ee “Al-azhar Al-shariif” ee ku taal dalka Masar. Azhar waxay machadka gacan ka siisaa, dhanka manaahijta iyo shahaaddooyinka dugsiyada dhexe iyo sare.
Waxaa xusid mudan, in ardeyda ka baxda Machadka Al-Ma’muun, si gaar ah looga qaddariyo jaamacadda Azhar iyo kuwo kale. Taasina ay fursad u siisay, arday soomaaliyeed oo fara badani iney marba deeqo waxbarasho oo wax ku’ool ah ka helaan jaamacadahaa. Ardaydan cusubina ay hadda yihiin dafcaddii ugu dambeysay, ee soo gaara dalka Yemen.
Ardada deeqaha helay, keliya maaha kuwa yimid Yemen, ee waxaa iyaguna u boqoolay dalka Masar, afar iyo toban arday, oo “Azhar” deeq u fidisay. Waxay ardaydu ku biireen kuliyadaha jaamacadahaa, sida: Shareecada iyo Qaanuun, computerka iyo Maamulka iyo Maareenta. Magacyada ardayda iyo kulliyadaha ay ku kala biireenna waa sidaan:
————————–
1. Ibraahim C/nuur Xaashi
2. Axmad C/laahi Maxamad
3. C/rashiid Cali Cadow
4. C/raxman Sh Saciid Sh Maxamad
5. Mascuud Maxamad Warsame
6. Liibaan Xaashi Axmad
7. C/qadir Macalim Maxamud
————————–
1. C/raxmaan Cumar Guure
2. C/laahi Macalim Cumar
3. Maxamad Macalim Cabdi Diiriye
4. Maxamad Xasan Aadam
5. Axmad Maxamad Muuse
—————————
1. Maxmad C/laahi C/dulle
2. Isxaaq C/laahi Xasan
3. C/ladhiif Maxmad Cabdi
4. Xasan Macalim C/raxmaan
5. Yuusuf Daahir Xaaji Axmad
6. Cumar Macalim Maxamad Ow Nuur
7. Khaalid Macalim Cumar
8. C/Shakuur Macalim Faarax
Xafiiska Wararka ee Ahlusunna.org
Faraca Dalka Yemen
ARDAYDA KASOOBAXDAY MACHADKA AL-MA’MUUN OO CAALAMKA MEELO KAMID AH WAXKABARATA AYAA WAXA AY KALABARTAAN KULIYADAHA HOOS KUOQORAN OO KALA AH SIDAAAAAAAAAAAAAAAAN
Faculty of Education
Faculty of Business & Public Administration
Faculty of Medicine & Surgery
Faculty of Agriculture & Enviroment
Faculty of Information Technology & Distance Learning
Faculty of Law & Shari a
Faculty of Law & Shari a
Faculty of