sh.hassan albasri waxa ogeysiinayaa dhammaan ardaydii kabaxday iskuulka al-ma’muun in ey usodiraan websitka cusub sawiradooda iyo akhbaartooda si la iskuxiro dhammaan ardayda meelkasta oo ay joogaan

imag0009_180x240

3 Comments »

  1. 1
    ahmed Says:

    s/c axbaabta waan salamay waxaan idin leeyahay ku dheganada u khidmeynta diinta allah & difaaca caqiidada suuban kor allah ha’idin kayeelo, guuleysta insha allah wabilaahi towfiiq

  2. 2

    Sir/Madam:

    Asalaamu caleykum yaa akhii magaceygu Ali Ridwan waxaan degenahey ariga mareykanka magaalada San Diego gobalka California waxaan ka mid ahaa ardeydii ka qalin jibisay mahadka ama iskuulkii lagu magacaabi Khalid Bin Waliid qismo Adabi sanadkii 1986 qaateyna madicine program pediatrician qeybta caruurta doctor walow aanan ku shaqeysan wadanka sababo dagaal, kenya waxaan ugu shaqeeyey us nursing five years ka dibna imid wadanka aan deganahey maanta waxaan isku dayey inaan caafimaadkii sii wato waa la ii tex gelin waayey shahaadadeyda waxaan ka diyaariyey ganacsi program Ass Degree, shaqo fara badan waqtigiina wuu socdaa cimrina wuu socdaa fursadna u helin inaan sii wato waxbarashadii qaasatan shariica islaam duruufo awgood qurbo fara badan xaas iyo caruur ku xiriira waxaan jeclaan lahaa aniga iyo caruur aan dhaley inaan fursad haddii aan heli garno koorsooyingan fadlan ila socod sii Akhii Aziiz qaasatan Al Azhar waxaan ahey nin reer culima ka soo jeeda labada dhinac waalinteyda waana is baran doonaa hadduu alle idmo
    Fadlan iga soo xiriir Telefoonka Phone:619-940-8323

  3. 3

    Ali Ridwan Says:
    Your comment is awaiting moderation.

RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s