tacis Daladda waxbarasho ee al-ma’muun al-azhar al-shariif

Daladda waxbarasho ee al-ma’muun al-azhar al-shariif waxay tacsi udireesaa ehaladii Taliyaha ku shahiiday dagaalkii khawaarijta Gaashaanle Cali Saciid Xasan Wadaad

Dhamaan Hoowlwadeenadda daladda waxbarasho iyo macalimiinta iyo ardayda iyo maamulka daladda waxbaraasho ee al-ma’muun al-azhar al-shariif waxay tacsi u dirayaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska iyo ehelada uu kageeriyooday Taliyaha ciidanka Gaashaanle Cali Saciid Xasan Wadaad oo kamid ah aa culimadii iyo ardaydii shahaadada sare kaqaatay machadka al-ma’muun waxaana leenahay ilaah ha siiyo janadiisa ,mar haddii ey dishay gacanta khawaarijta ,ehaladiisana alaha kasiiyo sabar iyo
iimaan

إنا لله وإنا إليه راجعون

Websitka daladda waxbarashada ee al-ma’muun al-azhar al-shariif

http://www.almaschool.wordpress.com

e-mail kheyraboor@gawab.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s