talooyin kusocda ardayda ahlusunna ee deeqda waxbarasho karajeyna dhawaan dalka yemen iyo msar.

1- in si xikmad ey kudhisantahay loodoorto kuliyadaha.
2- in dhaqanka diinta wanaagsan iyo caqiidada ahlusunna waljamaaca aan lagaweecan marna.
3- in la iskuxirnaado oo amiiro iyo urur hogaamiya ardayda ahlusunna lasameesto
4- in buufikiska iyo qabyaaladda laga fogaado.
5- in wixii thaqaafo ah sitaxadar leh looqaato, wixii maadi ah mushkilad malahan .
6- in lalasoco websitka ardayda wixii cusub .
7- in laweyneeyo munaasabada islamka kudhexweyn sida bisha mowliid.iyo in laxuso siyaarooyinka masha’ikhda
7- in habeenkasta oo jimca ah la aqriyo saliga nabiga s..c.s.w
in ladaalacdo websityada culimada ahlusunna sida
http://www.ahlusunna.org.
http://www.mustaqiim.com
http://www.shaaficiyah.com
iyo wixii lamid ah

2 Comments »

  1. 1
    Mahamoud Says:

    maasha allaah ardayda ahlusunna waa ubaxa aan mustaqbalka sugayno

  2. 2

    wa arin aad loogu farxo horumarka ay dhakinta samaeeyeen
    Allaha ka ajirsiiyo inti dadaal ka gaysatay
    waxaan dhihi lahaa dhalinta diinta baranayso ku dadaala inaad muujisaan una istagtaan masuuliyda in saran ee ah faafinta dacwada iyo u adeegida diinta islaamka
    waxaad mooda arimaha dacwada in na looga dheereeyay ilaa meel walba oo aad tagto uu sheek ka yahay WAHAABI iyo waxaan la aqoon
    eedaas waa mid aan anugu leenahay oo ka seexanay dowrkeeni
    jiifka ha laga kaco


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s