shiikh cabdiraxmaan mire jimcaale ..macalim kamid ah macalimiintii machadka almamuun ee muqdisho

555 shiikh cabdiraxmaan mire jimcaale waa caalim soomaliyeed ..kana mid ahaa barayaashii machadkaa hoose dhexe sare ee al-ma’muun.

2 Comments »

  1. 1
    sh.Basri Says:

    waxaad wax loogu farxo ah ardadii ka takharujti machadka kana mid ah dufcadii ugu horeysey ee ka khalin jabisa machadka ayda ay noqden halyeeyo sare ee ka dhex muuqda bulshada ay ku dhex nool yihiin run ahaantii markii aan warkey masawirka macalin( shiikh c/raxmaan mire) waxa aan xusuustey hadaladiisii macaanaa ee uu usoo jeedin jirey inta uu ardada casharka udhiyo taas oo ay kaga faa’iideysan jireen murti aad u macaan oo ka soo burqan jirtey macallinka waxa aan rajeynaya in meelkasta oo uu tagaba uu uga faa’iideyn doona ardadii hore iyo kuwa kale oo ya hadda is baran doona
    Cumri dheer iiyo caafimaad

  2. 2
    Maxamuud Says:

    Waa macalimkeyga waa xusuustaa


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s