casho sharaf oo ay ardayda ahlusunna kalaqeebqaateen madaxda j.

222ardayda ahlusunna ee kawaxbarata ahgaff university ayaa kaqeebqaatay xaflad kusbaabsan dhaqan isdhaafsi kadhacay xarunta madaxa j.ahgaff professor c/laha baahaaruun. waxaana kasooqeebgalay arday kagalasocota dalalka induniisiya ,taylan ,tanzaaniya, kenya , burkiinafaaso, somaliya,falasdiin,suudaan,iyo kuwakale ayadoo ay xafladda kaqaadeen ardayda somaliya xadhrada seyliciyada oo kamid ah xadhrooyinka ey qaadaan duruqda suufiyada ee somaliya …waxaa kaloo ay kaqaadeen islaxafladda intii ay socotay qasiidooyin nabi ammaan ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s