ARDAYDA AHLUSUNNA EE DALKA YEMEN

WAXAA JOOGA DALKA YEMEN ARDAYDA KASOCOTA DALADDA WAXBARASHO EE AL-MAMUUN OO KAHELAY WAXBARASHO ISKUJIRTA
QEEBAHA KALADUWAN EE TACLIINTA JAAMACADDA ,JAMACADDA AY WAXKABARTAAN AYAA AH AHGAFF UNIVERSITY
OO KUTAALA MAGAALADA MUKALLA CAASIMADDA GOBOLKA HADHRAMOUT.. INTABADAN ARDAYDAAN AYAA AH WIILAL INKASTOO AY
JOOGAAN GABDHO DHOWR AH OO ISLAJAAMACADDA WAXKABARTA ..
MARKA LAGAHADLAYA DOWRKA IYO TAYADA ARDAYDA WAXAA LA ORANKARAA WAA O WANAAGSANYAHAY WAAYO
1- WAXBARASHADA WAXA AY KASOOHOOYAAN NATIIJOOYIN WAX KU OOL AH OO MAAMULA ARDAYDA IYO KAN
JAAMACADDA AY UWADA MAJEERSADAAN .
2- TANKALE ARDAYDA WAXA AY LEEYIHIIN URUR KASHAQEEYA HOWLAHA ARDAYDA OO ISUXIRA MAAMULKA IYO ARDAYDA
3- WAXAA AY KALOO QABTAAN ARDAYDA HABEENKA JIMCA AH MOWLIIDKA N.M.C.S.W.
4- WAXAA JIRTA IN AY KALAQEEBQAATAAN MAAMULKA JAAMACADDA WXKASTOO XAFLAD DIINI AH
5- DHAWAAN AYAA QEEB KAMID AH ARDAYDA OO UU HOGAAMINAYO SH.HASSAN ALBASRI GUDDOOMIYAHA ARDAYDA
AY