ardayda ahlusunna waljamaaca oo ufariistay imtixaankii finalka ahaa ee jaamacadda ahgaff ee dalka yemen


waxaa dhawaan ay ufariisteen ardayda jaamacadda ahgaff imtixaan fasaleedkii sanadkaan waxaana kamid ah ardaydaan ardayda kasocota culimada ahlusuna waljamaaca oo kawaxbarata islajaamacadda ahgaff ee kutaala dalka yemen kawaasoo kalabarta kuliyada kaladuwan .

2 Comments »

  1. 1
    gaas Says:

    a/s/c , salaan kabacdi aad ayaan ugu faraxsanahay webkaan, waxaan sidokale uhanbalyeynayaa gudiga sharafta leh ee isku taxlujiyay kasheekeynta madaarista waxbarashada ee ahlusunno waljamaaca , sidookale waxaan umhadcelinayaa macalimiinta iyo maamulayaasha schoolka alma,muun ee had iyo jeer utaagan in ay mugdiga kasaaraan umada somaliyeed.

  2. 2
    gaas Says:

    a/s/c arada al-ahqaff ee dalka yaman dhamaantiin waan idin salamaya. salaan kabacdi waxaan idiin rajeynayaa in aad imtixaanka ku guuleysataan


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s