shiikh cumar rooble oo kamid ahaa macalimiinta iskuulka al-ma’muun oo loodoortay g.kuxigeenka. g.fulinta ahlusunna

sheekh cumar oo ah aqoonyahan illaa heer jaamacadeed gaarsiisantahay aqoontiisa oo dhinaca kale kamid ahaa macalimiinta iskuulka al-ma’muun ayaa loodoortay g.kuxigeenka kowaad ee g.fulinta maamulka ahlusunna waljamaaca..waxaan leenahay hambalyo hambalyo.. shaqo wacan ayaan kaarabnaa maamule. oo dalka iyo diinta iyo dadaka somaliya wada anfaca..

2 Comments »

  1. 1
    gaas Says:

    maashaa,alaah sheekh cumar hambalyo waan kufaraxsanahay xilka luguu dhibey hool badana way ku hortaal ee alaah hakuu fadudeeyo hana kula garab galo , waxaan rajeynaynaa in ilaahey sabab kaaga dhigo kasifeynta dhulka somaliya khawarijta casrigaa.

  2. 2
    fardows Says:

    waaaaaaaw shiikheeni ahaaaaa masha alaah cumar ali roble alaha ku barakeeyo macalin sharaf leh ayaad tahay xageeyga


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s