ogaysiis muhiim ah

maamulka ururka ardayda Soomaaliyeed ee Ahlusunna Waljamaaca ee waxkabarta dalka yemen khaasatan jaamacadda ahgaff ayaa Waxeey ogeysiinayaan Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee kawaxbarata jaamacadda ahgaff iyo jaamacadahakaleba in la qaban doono Ixtifaalkii Mowliidka Nabiga SWC laguna qaban doono xaafadda madaxa jaamacadda ahgaff prof al-sayid c/lah baahaarun Xafladduna waxeey u dhici doontaa Sida tan:-

1- saacadda waa bacdal maqrib 6:30

2- waqtiga laqabandoono waa habeenka talaadada ah. 23 feb.2/2010

3- – kasooqeebgalayaasha waa dhammaan ardayda jaamacadda iyo maamulka jaamacadda qeebihiisa kaladuwan.

4- waxana xalfladda qabanqaabinaya guddi looxilsaaray oo kala ah sidaan

-1- xasan macalim maxamuud samatar xasan albasri guddoomiyaha udurka ardayda somaliyeed ee jaamacadda ahagaff . ………….somaliya

2- khadiib cumar khadiib ………….. ..tansaaniya

3- baabadiin c.raxmaan badawi……. . kenya

4- saalim saalim ………………….. ……ugaandha

5- sabaax nuur………………………… comoro

6- dulqadar………………………………….induniisiya

7- maxamad muuse cabsiiye……………..dj.jabouti

8- sheekh cumar karambiira………………. burkiina faasa.

9- salmaan sawaani…………………… …taylaandi

iyo xibna kale uu kashaqeendoona.

1- g. diyaarinta cashada .

2- g. soodhaweenta iyo mowliidka . iyo anaashiidooyinka.

3- g. qasiidooyinka

4- madaxa xaririyaha barnaamijka

5- g.taransportationka.

6- g.invitationka

kalasoco dhawaan sawirada xafladda wesbitka ardayda ahlusunna ee joogta dalka yemen oo ah http://www.almaschool.wordpress.com

Leave a comment