guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee dalka yemen sheekh xasan albasri iyo talooyin muhiim ah oo kusocda ardayda heshay deeqda waxbarasho.

guddoomiyaha ruruka ardayda somaliyeed ee ahlusunna waljaamaca oo kawaxbarta jaamacatul ahgaff sheekh hassan albasri ayaa hambalyo udiraya ardayda badan ee kakala imaaneesa dalkii hooyo oo rabata in ay kawaxbartaan dalka yemen khaastan jaamacatul ahgaff … waxaana uu kulatalinayaa shekeh hassan albasri ardayda dhawaan imaaneesa talooyinkaan soosocda,..

. talooyin kusocda ardayda ahlusunna ee deeqda waxbarasho karajeyna dhawaan dalka yemen iyo msar.
1- in si xikmad ey kudhisantahay loodoorto kuliyadaha.
2- in dhaqanka diinta wanaagsan iyo caqiidada ahlusunna waljamaaca aan lagaweecan marna.
3- in la iskuxirnaado oo amiiro iyo urur hogaamiya ardayda ahlusunna lasameesto
4- in buufikiska iyo qabyaaladda laga fogaado.
5- in wixii thaqaafo ah sitaxadar leh looqaato, wixii maadi ah mushkilad malahan .
6- in lalasoco websitka ardayda wixii cusub .
7- in laweyneeyo munaasabada islamka kudhexweyn sida bisha mowliid.iyo in laxuso siyaarooyinka masha’ikhda
7- in habeenkasta oo jimca ah la aqriyo saliga nabiga s..c.s.w
in ladaalacdo websityada culimada ahlusunna sida
http://www.ahlusunna.org.
http://www.mustaqiim.com
http://www.shaaficiyah.com
iyo wixii lamid ah

1 Comment »

  1. dadaalka sheekh hasan albasri alaha ubarakeeyo aamiin..


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s