baratakoolka socdaalka ardayda kaheshay deeqda waxbarasho jaamacadda ahgaff.

waxaa uu guddoomiyaha ururka ardayda ahlusunna waljamaaca ee jaamacadda ahgaff ee yemen sheekh xasan macalim maxamuud samatar shiikh xasan albasri ayaa ogaysinaya dhammaan ardayda dhawaan kaheshay qabuulka jaamacadda ahgaff in ay lasocdaan baratakooladaan soosocda oo wada muhiim ah .
1- in ardaykasta uu soodiro takhasuska uu rabo in uu kutakhasuso ama uu barto
2- waa in ay iskacayimaan ardayda kalajoogta gobalada dalka oo dhan hal amiir howsha safarkooda lawareego . oo lasooxiriiro maamulka ardayda sheekh hassan albasri
3- waa in ay ardayda ay sameestaan xafladda lagu maamuusayo socdaalkooda kahor inta aysan soobixin oo ay kuqabtaan iskuulka uu ardaygu kasoobaxay ama mowlaca iyo masjidka xerowga uu kasoobartay culuumta diinta waa haddii ay jiryo amni. si loofarxad galiyo bulsha waynta ahlusunna waljamaaca meelkasta oo ay caalamka joogaanba..
4- waa in horay ardakasta uu usooqaataa kitaabada culuumta uu rabo in uu kutakhasuso iyo qasiidooyinka diniga iyo waxkasta oo anfacaya ..
5- waa in ardayda ay aqristaan qur’anka iyo awraada si ilaah uu ugu sahlo safaradooda..
6- waa in la iskusooraacaa kooxo aan katirobadneen illaa iyo 10 arday kabadan waa laga fiicanyahay amniga somaliya iyo yemen.
7- waa in ardayda ay lasocaan marka ay helaan viisaha in ay usahlantahay safarka badda ee dhinaca boosaaso.
8- ardayda awoodda waxa ay ku imaankaraaan airaboorka cadan..
9- waa in ay lasocdaan http://www.almaschool.wordpress.com oo lagayaabo in dhawaan lasoogaliyo meesha ay taalo visaha iyo waxa la iskarabo..
10 waa in ardaygasta uu heesta telka guddoomiyaha ururka ardayda sheekh hassan albasri oo ah 967734543792 si ay ulasocdsiiyaan waxa jira .

1 Comment »

  1. waa uu kumhadsanyahay sheekh xasan albasri madaxa ardayda. waa in aan uwada duceenaa dhammaan wayo waxbadan ayuu noo ifiyay soomahan.


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s