xarun cusub oo cilmi baaris ah oo laga furay xafiiska ururka midowga ardayda somaliyeed ee j.ahgaff.

XARUNTAAN CUSUB AYAA LOOGU MAGACDARAY I C.R.D ISLAMIC CENTER FOR RESEARCH AND DEVELOPMEN .taasoo sameendoonta cilmibaaris cusub oo kusaabsan caalamka islaamka si looturxaanbixiyo arrimo badan oo muhiim ah .. xarunta hadda waxa ay gacanta kuheesaa baaritaano laxariira
1- kacoodanka caalamka carbeed
2- burcad badeedda somalida
3- qabiilka iyo qabyaaladda
4- khatarta takfiirka ..
iyo mowduucyokale oo muhiim ah
xarunta ayaa hadda codsi kaheshay raadiyaha voa si loobaahiyo mawaadiicda ay xarunta kusameeneeso cilmibaarista .. oo dhawaan ayay idaacaddu layeelandonta waraysi dheer madaxa xarunta I.C.R.D. SHEEKH HASSAN ALBASRI si looturxaanbixiyo arabs revolusion .. kacdoonka carbeed..
wixii faahfaahin kala xariir
xalbisri2@hotmail.com
telfon 967734543792

1 Comment »

  1. 1
    canab ahmed Says:

    asc www dhaman ardayda soomaliyeed ee qurba joogta ah qaasatan ardayda reer mamuun meel kasta oo ay joogaan qasatan bahda reer masar iyo yaman ulu caam wa antum bilkhayr iyo dhamaan masha iqda iyo macalimiinta mamuun


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s