al-ma’muun guriceel

xuska20nabigeena3masar1iskuulka_dhuusamareeb5

FARIINTA SHIIKH MAXAMUD MUUDEEY
machadka hose dhexe iyo sare ee AL-ma’muun, waxa uu ku yala magalada muqdisho iyo gobolo dhowr ah ee dalka somaliyeed , gaar ahaan konfurta iyo bartamaha somalia, machad-ka waxa uu hoostagaa hey’ada sare ee waxbarashada , Ahlusunna wal-jamaca ee somalia, iskoolka waxa uu aqoonsi buuxa ee dhanka Adabiga iyo cilmigaba ka haystaa , Jaaamacada weyn, ee Al-azhar Al-shariif ee ku taala dalka masar , Waxaa ka soo qalinjabisay machad-ka arday aad u farabadan oo qaar jooga dalal badan ee dunida , sida : masar , yaman, suudaan, india, bakistan, suuriya, iyo dalal kale , waxayna lee yihiin aradayda iskuulka xiriir buuxa meel kastaa ay jogaan,
Hadaba qofkii rabaa waxbarasho qiimo badan aqoonsi buuxa iyo shahaadana leh, cilmi iyo laga qaadayo, faaidooyin dherad ah, waxaa haboon inayan ku seegin fursadaa qaaliga ah ee ay ka shaqeeyeen , Culimadeena sae ee Ahlusuna wal-jamaca, Allah ka jazeeyo kher badan, wixii faahfaahin ah insha Allah waan soo gudbin doonaa, ……..mahadsanidiin. golaha muudeey online

10 Comments »

  1. 1
    maxamuud Says:

    Salaan Sare kadib , inaad Boggan so Galinayso Xadan iigu warGalin war faahfaahsanoo Loogu Tala Galaan soo Gudbin lahaaye, Mahadsanid,
    Lakinse Maxuma hadaba Habqoraalka, marka laga Reebo eray hosoo Ziyaada Ah, waan ku salamaya Markale , Mahadsanid.

  2. 2
    mohamed haji Says:

    waa midowga araday dugsiga alma’muun ee gobolada dhaxe ee qurba joogta oo halkaan idinka salamayaa dhamaan walaaha al mamuun meelkasto ay joogaan mahadsanidiin mideeda kale dhamaaan walalaha jacel hurmarinta almamuun ku soo dhawaada ururkaan mahdsanidiin

  3. 3
    farax yare Says:

    midowga araday dugsiga alma’muun ee gobolada dhaxe waa urur mar huri loo baahnaa mida kale waa soo dhawaynayaa ma dama aan ahay arday ka soo baxay dugsiga almamuun waan jeclahay in aan ku soo biiro urukaan magcayga waa farax hashi abdi waxaan joga dalka kenya email;kayga waa farax125@hotmail.com mahdsanidiin by

  4. 4
    mohamed haji Says:

    anoo ku hadlaya magaca midowga araday dugsiga alma’muun ee gobolada dhaxe waa ku mahadsan tahay farax hashi sida wacan oo aad noola soo xariirta wada shaqayn wacan.
    mideeda kale waxaa jirta xaflad balaan oo lagu sioo dhawaynay godoomiya ururka iyo wafdi oo wato tariiqda aay tahay 205\2011 ay dhaacaysaa malinta jimacaha

  5. 5
    Mohamed haji Says:

    waa emailka midowga aradaydayda oo ah (midowgaaradayda@hoymail.com)

  6. 6
    Anonymous Says:

    Asalaamu Alykum,

    Beegkaan aad buu u fiican yahay lakiin waxaan arkey wax yar oo idinka qurux u maleeseen mise aadan ogeen. Waxaa waaye geedka ku sawiran page meeshiisa kore waa calaamada kiristiaanka markey u dabaal degeyaan dhalashadii nabi ciise. Geekaas waa la beeraa meesha korena waxaaa la suraa xidig sida masawirka meesha ka muuqdo. Anigaa wadanka Mareykanka ku nool ilaa 25 sano markaan soo booqdey beegkiina oo la isiiyey dad meesha Paltalk aa arkey. Fadlan badala masawirkaas geedka ah waayo wuxuu metelaa gaalada idinkana Muslimiin tihiin.

  7. 7

    allah hakajaseeyo culimadi nofurtay iskuulkaan

  8. Alma’muun waa school waxbarashadisu tayo ledahay mid diini ama madiba arday alma’muun kasobaxay arday dugsikale kasobaxay aqon kumagaro waxo kulu dheryahay waxa lagugu baraya caqidada saxda ah ee islamka

  9. 9
    C.fitaax afey Says:

    Asc dhaman asxabta sharta leh waan idin salamay dhaman hadadn fikir keyga ka dhiibto waxan mahad naq udiraya macaliminta schoolkla calamka dhiga gaar ahaan scholka ku yaala gurceel asxabta waxan idin leeyahay waad mahad santihiin wixii reer gurcel ah iyo kuwa dibada iyo kuwa muqdisho

  10. 10
    C.fitaax afey Says:

    Kkkk schoolka al mamuun kor allaha uqaado wax barashadiisa


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s