ardayda masar

xuska20nabigeena3masar2iskulka_dhuusamareebARDAYDA MACHADKA AL-MA’MUUN EE DALKA MASAR KAWAXBARATA AYAA QABATA XAFLAD WEYN OO EY KUXUSAAYAAN N.C.S.W.

Taariikh nololeedka suubanaheena Nabad iyo naxariis korkiisa allaha yeelee .
Xafladda xuska Nabigeena NNKH waxaa ka qeybgalay Safiirka Somalia u fadhiya dalka Masar Dr Abdulahi Hassan Mohamud oo ka hadlay
siirada Nabigeena Muxamad isagoo ku hadlaayo luqadaha Carabiga iyo Soomaaliga.

Somalida ka qeybgashay xaflada ayaa la maqsuuday tix nabi amaana oo uu Safiir Abdullahi uga faalooday Maxabada Rasuulkeena suuban iyo sida loogu baahan yahay in in lagu daydo wadadii uu maray ama lagu dhaqmo sunadiisa.

Dadweynihii ka soo qeyb galay xaflada mowliidka nabiga suuban waxaa ka muuqday wajiyadooda farxad iyo maxabo ay u qabaan rasuulka suuban waxayna ilaahey uga baryeen umada Soomaaliyeed inuu ialle toowfiiqda waafajiyo
waxaa soo qabalqaabiyay xafladan sidan u qurxoon culumadan
1-sh/c/laahi sh/shuceyb
2,sh/c/fatax sh/rashid sh/yusuf
3,sh/axmed xasan kaahiye (gaafaa)
4-sh/c/qaadir siyaad
5-sh/maxmuud sh,cabdi (muudey)
6_sh,c/salaan macalin c/lahi
7-sh/axmed xashi (gama,diid)
8-shekh shaafici macalin
9-khaliifad,caaisho xaashi guutaale
10-khalifad,,xaawo maalin
iyo culuma uudiin aad ufarabadan oo iskugu jiro odoyaal culuma oodiin aqoonyahano hooyooyin aruur iyo dhmaan qaybahakala duwan ee shacabka waxaa mudnaan gaar ah leh marti sharafkii nalaga soo qaybgalay oo kala ahaa
1-sheekh digtoor,,sh,,xaamud abuu daalib, oo ah maamulihii hore ee kuluyada shariica walqaanuun ee jamacada al,azhar oo hada ah lataliyaha jamacada al,azhar xaga ajaanibta ,walina ah,, xubin ka tirsan goloha sare ee culuma owdiin masar
2-waxaa kaloo kasoo qayb galay muxaadaro cajiib ahna ka jeediyay sheekhweyn oo azhar ka tirsan oo la yiraahdo
,,sheekh digtoor,,cumar c/casiis alqurayshi,,waa bro,ka dhigo jamacada qaybaha madaahibta iyo diinaha qalaad ,,,, waxaa xusid gaar ah leh wacyi galintii iyo nabi amaankii soo jiidashada lahaa ee uu ka jeediyay madasha xaflada safiirka somaliya ufadhiyo masar ahna wakiilka somaliya ufadhiyo jaamacada carabta,,dr,,c/llaahi xassan maxamuud oo tixgabay ah oo nabi amaan ah jeediyay aadna logu sacbiyay gabagabadii xafladu waxay kudjamaatay rayn rayn iyo farxad illahayna waxaan ka baryaynaa inuu sanadkan midkiisa kale nagu gaarsiin wadankeenii oonabad ah oo khawaarijta iyo gaalada laga horeeyay ahlusunaha meel akstow joogaane ilalhay siiyo guusha iyo gacan saraynta. amiin!

1 Comment »

  1. 1

    waan idiin salaamay dhamaan ardayda somaliyeed ee masar wax ka barata waxaan jeclaan lahaa in aan sameyn network isku xiraayo dhamaan ardayda somaliyeed meelkasta oo ay wax kabarato si loo helo imisa arday oo somali ah ayaa calamka wax ka barata sideese wax u bartaan caqabadaha heysta iyo kuliyadahee ayeey kala dhigtaan.
    waxaan daneynayaa in aan midowno oo aan as a one aan noqono anaga oo wax badan kawada tashan doono inshaa allh


RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s