taariikhda shiikh macalim maxamuud sheekh xasan faarax .

Taariikhda macalim maxamuud shiikh xasan faarax

Guddoomiyaha ururka ahlusunna waljamaaca ee somaliya

ترجمة العلامة إمام أهل السنة والجماعة في الصومال معلم محمود شيخ حسن فارح.

By; xasan macalim maxamuud samatar ( Hassan Albasri ) guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee j. Ahgaff ee dalka yemen ahna soosaaraha kitaaka

الدعوة في قرن أفريقيا ودور الطرق الصوفية في الصومال

.

E-mail –

xalbisri2@hotmail.com

TUSMO…..

* tarbiyadiisii hore ………………………………………………

*Jaamacatu raqay ……………………………………………….

* qasiidadii uu udajiyay sheekhiisa ………………………

*dowrkii uu kulahaa ganacsiga ……………………………..

* dowrkii uu kulahaa dib uheshiisiinta somaliya……..

*Dowrkii uu kulahaa Aasaaskiisii iskuulka al-ma’muun

* ergadii arday ee ukaladiray jaamacadaha carabta…..

* socdaaladiisii ..caalamka………………………………………

* aabaha kacdoonka ahlusunna………………………………….

* iskudubaridaha shirkii caabduwaaq……………………….

* jawaabta daahir calasow………………………………

* wareesiga al-jaziira iyo macalim maxamuud………….

( وحده أمة ) كلمة قالها الشيخ عثمان حدج العالم الصومالي لما أعجب بنشاطات معلم محمود المفرطة في خدمة الدين وأهله

0 ( إن لله نجوما في أرضه تهتدي بهم العقول البشرية منهم معلم محمود شيخ حسن فارح ) قاله مؤلف كتاب الدعوة في قرن أفريقيا حسن معلم محمود سمتر (حسن البصري )

” Kaligiis ayaa ah jamaaco” hadalka sheikh cismaan xidig oo kamid ah culimada waawayn ee somaliya

Ilaah waxa uu leeyahay xidigo ay kuhanuunayaan maskaxda bini aadmka waxaana kamid ah macalim maxamuud sheikh xasan faarax… ” hadalka mu’alifka kitaabka

الدعوة في قرن افريقيا

Sheikh xasan albasri

TARBIYADIISA

Macalim maxamuud sheikh xasan faarax guddoomiyaha ururka ahlusuna waljamaaca ee somaliya waxaa uu kusoobarbaaray magaalada dhuusa mareeb ee dhacda bartamaha somaliya, reerka uu kadhashay macalimka waa reer laguyaqaanay wanaaga iyo taqwada ilaah aabihii oo la oranjiray sheikh xasan faarax ayaa ah sheikh kucaanbaxay cilmi iyo alle kacabsi waxaana uu kamid ahaa ganacsata magaalada dhuusamareeb , ,waxaa macalim maxamuud sheikh xasan soobaraya qur’aanka macalim daa’uud oo kucaanbaxay barista qur’aanka kariimka .

Magaca macalimka ayaa kubaxay in uu macalim maxamuud sheikh xasan faarax uu kabaranjiray culuumta diinta sheekhiisa sheikh yuusuf ibraahim oo looyaqaanay sheikh yuusuf direed islamarkaana uu caruurta barijiay qur’aanka kariim halkaas ayuu kaqaatay magaca macalimnimo ee illaa iyo maanta uu kucaanbaxay sheikh maxamuud ayadoo lawada dareesanyahay in uu yahay caalim dint kuxeeldheer oo fiqhiga iyo funuunta cilmiga diinta islaamka ayuu kutakhasusay..

Jaamacatu raqay

Jaamacatu raqay ayaa aheed xarun diimeed lagubarto diinta islaamka oo ay ardaydu isaga yimaadaan daafaha qaaradda afrika islamarkaana ay kabaranjireen qeebaha kaladuwan ee shareecada islaamka ayaa waxaa gacanta kuhayay sheikh ibraahim sheikh yuusuf direed oo ahaa shiikha jaamacatu raqay kabixiyay duruusta diiniga islamarkaana biilijiray ardayda xerta ah oo aan heesanin wax quudiya

Waxa ay xerta cilmiga kahelijireen xalaqaadka jaamacatu raqay qeebaha diinta islaamka sida tafsiirka xadiithka naxwaha sarfiga iyo fiqhiga khaasatan fiqihu shaaficiyah oo aqriskiisa somaliya ay kucaanbaxday …

Macalim maxamuud sheikh xasan faarax waxa uu kamid ahaa xertii kabiyo cabtay jaamacatu raqay oo kaxambaaray culuumta diinta sheikh yuusuf direed oo ahaa caalimkii daraasadka diinta kabxinjiray jaamacatu raqay.. macalimka ayaa kucaanbaxay aftahanimo iyo haybad iyo daminta culaadaha ka aloosan qabaailada somaliyeed dhxedooda.

.

JAAMACATU RAQAY .

Magaca jaamacatu raqay ayaa soocaanbaxay kadib markii macalim maxamuud sheikh xasan faarax iyo sheikh maxamuud guuleed ay kawada qeebgaleen tartan dowli ah oo laguqabtay siddeetameeyadii magaalada qaahira oo lagutartamayay su’aalooyin kusabaasab axkaamta diinta ayadoo ay macalim maxamuud iyo sheikh maxamuud guuleed kawadajawaabeen dhammaan su’aalihii laguwaydiiyay tartanka gudihiisa ,kadibna lawaydiiyay jaamacaddee kasoobaxdeen ????

Jawaabta ayaa noqotay waxaan kasoobaxnay jaamacatu raqay.. oo ah xaruntii diinta ay kasoobarteen oo kutaalay magaalada dhuusamareeb .. .

qasiidadii uu udajiyay sheekhiisa sheikh yuusuf ibraahim direed

macalim maxamuud oo kamid ahaa culimadii ugu waaweeneed ee kaxambaara culuumta diinta sh.yuusuf ibraarhim sh.yuusuf diree ayaa kudajiyay shiikhiisa qasiido uu ku ammaanayo sheikh yuusuf waxaana ay kakoobantahay 44 bayt .. waxaana kasooqaadnay kitaabka layiraahdo

( الغيث المدرار في كلام المشائخ الأبرار ) لحسن محمد حسن الدينسوري

Waxaa kamid ahaa

ربنا أرحم شيخنا هو يوسف العلا

هو أعلي عصره إقتدي في أهل الله

فاح كالمسك الشذي صار شمس دين الله

صار فوق كل عا لم في علوم الله

فاز من له حضر عند درس علم الله

فعلومه الهدي شاعت في أرض الله

تلاميذه تكـــــاد كعد ترب الله

كان مرجع العلوم مشكلات دين الله

كان مأوي للعلوم من أنواع علم الله

رب اغفر وارحمه واعـ ـــف عنه بعفوالله

وجزاه الله مثــــــــ ــــل حزاؤ اهل الله

وصب رحمة تسيــ ــــل كسيل غيث الله

وأسكنه في جنــــــ ــــا ت عدن الله

dowrkii uu kulahaa ganacsiga

macalim maxamuud sheikh xasan faarax waxa ow dowr wayn kualahaa ganasiga waxaana uu kulahaa magaalada dhuusamareeb baar wayn oo laga cunteeyo oo looyaqaanay baarbangeeley ,sidookale macalim maxamuud sheikh xasan farax ayaa kamid ahaa saamileeda shirkadaha xoolaha kadhoofinjiray somaliya oo usuuq geyn jiray dalalka carbeed qaar kamid ah…

dowrkii uu kulahaa dib uheshiisiinta somaliya

macalim maxamuud sheikh xasan faarax ayaa laguyaqaanaa dowrkiisii islaaxinta umadda iyo qabaailada somaliyeed ee wax dhexmareen dhowr tusaalo ayaan usooqaadanayaa oo kadhacday somaliya :

* koox mileeshiyo beeleed ayaa iskudayay in ay afduubtaan sheikh kamid ah mashaaikhda somaliyeed oo dhawaan kudhintay magaalada mukalla ee dalka yemen oo la oranjiray sheikh abba oo lawada yaqaano ..mileeshiyadaas ayaa kadalbatay sheikh abba in uu bixiyo lacag madax furasho ah oo dhan illaa iyo 4000 oo doolarka mareekanka ah kadib ayaa waxaa maqlay warkaan macalim maxamuud sheikh xasan faarax oo durbadiida ciidan xoogbadan usookaxeesatay dagmada ay joogeen mileeshiyaadkaas ooah dagmada xamarwayne ,kadibna sidaas ayuu kehley xuriyaddiisii..

* dhacdada kale ayaa ah in uu macalimku kubaxay degmada iyo eeraboorka balindoogle oo ay joogeen mileeshiyo kuheeb ah macalimka oo kulakacay dadkii daganaa daafaha degmadaas boob iyo kufsi iyo dhac. Kadibna macalimku uu usooceliyay hantidii lagadhacay ciidankiina kalakaxeeyay qaarna xabsiga dhigay..

JAAMACATU RAQAY see kubaxday ??? .

Aasasihii machadka al-ma’muun

Macalim maxamuud sheikh hassan faarax ayaa aasaasay sanadkii 2001 iskuulka al-ma’muun oo ahaa iskuulkii ugu horeeyay oo kahela ictiraaf dhinackasta ah jaamacatul azhar al-shariif oo kutaala magaalada qaahira ee dalka maser , iskuulka al-ma’muun oo kajoogaan arday badan jaamacadaha kala ah jaamacatul al-azhar ee maser iyo jaamacatu ahgaff ee dalka yemen iyo machadul caydaruus oo lagubarto qiraa’dka

ergadii arday ee ukaladiray jaamacadaha carabta

macalimka ayaa kahelay deeq waxbarasho dalal dhowr ah sida maser iyo yemen iyo meelo kale waxaana kamid ah jaamacatul ahgaff oo kutaala dalka yemen Ardaydaan ayaa kala xushay kuliyadaha kala ah:-

1- Faculty of Business & Public Administration

2- 2- faculty of computer science

3- 3- faculty of drasat al islamia

4- Quran ways institute in taream

5- faculty of Sharea

Ayadoo uu dhisay macalim maxamuud farcyobadan oo hoosyimaada al-ma’muun sida

1- al-ma’muun mogdisho

2- al-ma’muun caabduwaaq

3- al-ma’muun guriceel

4- al-ma’muun dhuusamareeb

5- al-ma’muun .w/muqdisho.

6- al-ma’muun baardheere.

socdaaladiisii ..caalamka

macalim maxamuud ayaa safaro dhowr ah oo laguxoojinayo dacwada iyo hadafka islaamka ayaa aaday dalal dhowr ah oo katirsan caalamka sida siiriya iyo sacuudiga oo inbadan kunoolaa iyo dalka maser oo ulajeedka ugu wayn aheed in u u kahelo jaamacatul azhar deeq waxbarasho oo lasiinayo ardayda kasooqalijabinaya machadka al-ma’muun al-azhar al-shariif iyo ictiraaf rasmi ah oo kahelayo iskuulku jaamacatul azhar ,waxana uu lakulmay macalim maxamuud intii uu joogay dalka maser madaxa jaamacadda al-sheekh maxamed dandaawi waxayna islasooqaadeen arimo dhowr ah oo aan kaxusikarno khatarta gaaleesiinta iyo isqarxinta umadda islaamka ah ee somaliyeed..

sidookale macalimka ayaa safaro kaa lamid ah u aaday dalka kaynya oo lagulmay culimada somaliyeed ee ahlusunna waljamaaca kajogta dalka kayna oo uu shirar dhowr ah laqaatay oo hadafkoodu ahaa sidii looxinlahaa dagaalka lagulajiro khawaarijta cusub ee somaliya..

iskudubaridaha shirkii caabduwaaq

macalim maxamuud ayaa lahaa fikrigii lagu aasaasay shirkii ahlusunna ee laguqabtay magaalada caabduwaaq oo ulajeedka shirka looqabtay ayaa ah sidaaan : –

1 in lasaxo wixii khaladaad ahaa ee lagalay intii lagujiray dagaalkii khawaarijta

2- in lawada falanqeeyo ajandayaasha duruqu sufiyah

3- in loo abaalmariyo shacabka somaliyeed oo garab istaagay culimada

4- in labooriyo ciidanka iyo culimada ahlusunna in ay siiwadaan dagaalka

Waxaana la soo bandhigay shuruudo lagu xirey xubintii isu soo taagta kamid noqoshada maaumlka cusub.

NATIIJADA SHIRKII CAABDUWAAQ AYAA NOQOTAY

In Ladhiso maamul ka kobnaan ilaa 3 gole oo kala ah

1- Golaha Talada oo gaaraya 31-Xubnood,

2- 2- Golaha Fulinta oo ah 13,

3- iyo Golaha Marjaca oo iyaguna ah 7 .

.

Golaha marjicu wuxuu ka koobanyahay 7 xubnood oo ah culumo aqoon buuxda u leh shareecada islaamka waana awooda ugu sareysa maamulka,Dhinaca ilaalinta sharciga ama axdiga maamulka.

Waxay awood u leeyihiin inay Go’aan ka gaaraan wixii ay u soo gudbiyaan Golaha talada.

Golaha marjicu wuxuu leeyahay hal guddoomiye, ku xigeen iyo xog-hayn.

Golaha Talada waxay u kala baxaan Guddoomiye (2) Ku-Xigeen iyo Xog-hayn

Guddoomiyaha golaha majaca loo dooranayo Waa in uu leeyahay aqoon diineed iyo mid maaddi oo ku filan,Waa inuu soo jiidan karaa bulshada Waa inuu leeyhay go’aan-qaadasha watiga ku haboon Waa inuusan soo marin caqiida faasid ah, xariir horena uusan la yeelan.

Guddoomiye Ku-xigeenada Waxay guddoomiyaha kala midyihiin tilmaamaha aan soo sheegnay Waxqabadka Golaha talada. Awoodda Gudoomiyaha Golaha talada Gudoomiyaha Golaha fulinta. Waa inuu leeyahay aqoon diineed iyo mid maaddi ahba Waa inuu waaya-aragnimo leeyahay Waa inuu kasbasha leeyahay Waa inuu yahay nin halganka ASWJ si fiican uga muuqda Waa inuu hal-abuure yahay.

Ugu danbeyn gubnaha golaha Talada waxaa ay sheegeen inay kamid yihiin

Xog-hayaha Arrimaha Dibedda

Xog-hayaha Arrimaha Gudaha

Xog-hayaha Arrimaha Difaaca

Xog-hayaha Maaliyadda iyo Qorsheynta

Xog-hayaha Caafimaadka

Xog-hayaha Waxbarashada

Xog-hayaha Warfaafinta

Xog-hayaha Arrimaha bulshada

Xog-hayaha Xanaanada xoolaha dhirta daaqa

Xog-hayaha Warisgaarsiinta

.

Wareesigia tvga aljazeera iyo macalim maxamuud

Tvga aljaziira ayaa layeeshay wareesi dheer oo dhinacyobadan taabanaya guddoomiyaha ururka ahlusunna waljamaaca ee somaliya macalim maxamuud sheikh xasan faarax waxaana .

Macalimka ayaa jaziira usheegay in hadafkoodu uu yahay sidii loosocelilahaa amniga lumay iyo in laxoojiyo fahamka saxdda ah ee islaamka ,iyo laladagaalamo wixii sumcadda islaamka halleenaya. Iyo in lagudhiso dhaqaalaha iyo aminga iyo siyasadda somaliya qaab caddaalad kudhisan

Iyo in lafuro wadahadal iyo dibusheshiisiin dhab ah oo dhexmarta umadda somaliyeed . .

sheikh hassan albasri
tel:-967/734543792
http://www.albisri.4t.com

Ahgaff university

2 Comments »

  1. Asc dhamaan waxaan halgaan gasalaamayaa umada musliminta ah mell walba oo ay joogaan macalinga waxaan tariqdisa gafahmay waxyaabo farabadan wixii aan sheegi lahaa magu soogobi gar6 macalinga waxaan laayahay alahe cilmiga guusiyadsho anaga alahe nasiyo xigmadisa

  2. 2
    Anonymous Says:

    masha allah allow cimri dher iyo cibaado suban sii mclm mxmd. sh.xasan albisrina waxan leyahay jazaka allahu khayral-jazaa

RSS Feed for this entry

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s