maaulka

waa website loogu tala galay inuu noqdo xudunta isku xidha xubnaha Ururka ardayda machadka al-ma’muun ee khaarijka .

waa website xoojin doona xidhiidhka ururka Ardayda ahlusunna waljamaaca ee kawaxbarata khaarijka

waa website xanbaarsan kuna dhisan Aragti ah kor uqaadka wacyiga ardayga iyo waliba gaadhsiinta Ardayda wax ku barata gudaha Dalka hooyo macaluumaadka la xidhiidha wax barashada iyo fursadaha Jamacadaha debada, waa website ay usiman yihiin dhamaan ardayda oo dhan gudo iyo debadba, kuna cabiri karaan Afkaartooda, kuna soo bandhigi karaan macluumaadka ,kuna muujin karaan dareenkooda kala duwan,waa website awooda saari doona dardar gelinta Aqoonta ,tix gelinta Qoraaga iyo Aqoonyahanka ,noqona doona mikirifoonka iyo minbarka Ardaygu ku cabiro macluumaadka jiifa laabtiisa.

1. Isku xidhka ardayda dhexdooda si ay isku xaal ogaadaan waxna u wada qabsadaan iyagoo ka duulaaya talo wadaag iyo walaaltinimo.

2. Ku dhiiri galinta ardayda sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen aqoontooda iyo waayo aragnimadooda, iyagoo samaynaa dood cilmiyeed , aqoon is waydaarsi iyo cilmi baadhis.

3. Ku baraarujinta ardayda inay xogogaal u noqdaan xaalada dalkooda hooyo. Si ay u dareemaan masuuliyada culus ee sugaysa.

4. Isku xidhka ardayda iyo dhigooda kale ee ardayda reer somaliland ee ku dhaqan gudo iyo dibadba.

7. Soo dhawaynta iyo wax la qabashada ardayda dalkii ka timaada.

8. Abuurida ardayda dhexdooda dareen wadaninimo iyo walaaltnimo

gabagabadii waxaan u mahad celinaynaa cidkaste oo gacan ka gaysatay hirgelinta websitkan

lll2MAAMULAHA MACHADKA AL-MA’MUUN WAA MACALIM MAXAMUUD SHIIKH HASSAN FAARAX
==================================
SHIIKH CABDIRASAAQ YUUSUF AADAN WAXA UU KAMID AHAA MACALIMIINTII MACHADKA AL-MA’MUUN WAXAANA UU MAADA AHAAN KABIXINJIRAY AL-TASAWUF OO AH MAADO MUHIIM AH oo kahadasha akhaalaqda iyo anshaxa wanaaga islamka

2 Comments »

  1. 1
    maxamuud Says:

    Mahadsanid , Walala, sheekh Xassan Al-basri, iyo dhamaan intii Qayb Ka qaadatay Diyaarinta iyo soo Gudbinta faalooyinkan Muhiimka Ah, Salaam

  2. 2
    Maxamuud Says:

    Anigo ah maxamuud sheekh cabdi raxmaan sheekh abiikar waxaa aad ugu faraxsanahay isku daba ridka wanaaksan ee machadka waxaa dhambaal salaan u dirayaa maclimiinteyda iyo walaalaha ardayda isla aheen iyo maamulada machadka al ma’muun iyo fatxu raxmaan


RSS Feed for this entry

Leave a comment