Archive for July 2010

sheekh maxamad ilkacase oo kamid ah culimada soomaliyeed oo shareecada iyo qaanunuunka kabarata jaamacadda ahgaff ee dalka yemen

July 22, 2010

madaxa ardayda soomaliyeed ee dalka yemen shiikh xasan albisri ayaan hambalyada al-israa walmicraaj udiraya muslimiinta caalamka

July 12, 2010

HAMBALYOmunaasabadda al-israa walmicraaj WAXAAN DHAMMAAN WALAALAHA MUSLIMIINTA AH UGU HAMBALYEENAYA AMEELKASTA OO AY JOOGAA munaasabaddaan WAXAAN LEEYAHAY NABAD IYO AMIN ALAHA KUSIIYO BISHA rajab barakadeeda DHAMMAAN UMADAHA MUSLIMIINTA AH KHAASATANA SOMALIYA

guddoomiyaha ururka ardayda somaliyeed ee dalka yemen sheekh xasan albasri iyo talooyin muhiim ah oo kusocda ardayda heshay deeqda waxbarasho.

July 12, 2010

guddoomiyaha ruruka ardayda somaliyeed ee ahlusunna waljaamaca oo kawaxbarta jaamacatul ahgaff sheekh hassan albasri ayaa hambalyo udiraya ardayda badan ee kakala imaaneesa dalkii hooyo oo rabata in ay kawaxbartaan dalka yemen khaastan jaamacatul ahgaff … waxaana uu kulatalinayaa shekeh hassan albasri ardayda dhawaan imaaneesa talooyinkaan soosocda,..

. talooyin kusocda ardayda ahlusunna ee deeqda waxbarasho karajeyna dhawaan dalka yemen iyo msar.
1- in si xikmad ey kudhisantahay loodoorto kuliyadaha.
2- in dhaqanka diinta wanaagsan iyo caqiidada ahlusunna waljamaaca aan lagaweecan marna.
3- in la iskuxirnaado oo amiiro iyo urur hogaamiya ardayda ahlusunna lasameesto
4- in buufikiska iyo qabyaaladda laga fogaado.
5- in wixii thaqaafo ah sitaxadar leh looqaato, wixii maadi ah mushkilad malahan .
6- in lalasoco websitka ardayda wixii cusub .
7- in laweyneeyo munaasabada islamka kudhexweyn sida bisha mowliid.iyo in laxuso siyaarooyinka masha’ikhda
7- in habeenkasta oo jimca ah la aqriyo saliga nabiga s..c.s.w
in ladaalacdo websityada culimada ahlusunna sida
http://www.ahlusunna.org.
http://www.mustaqiim.com
http://www.shaaficiyah.com
iyo wixii lamid ah

macalim cumar rooble oo kamid ahaa macalimiinta iskuulka al-ma’muun oo kamid noqday golaha wasiirada cusub ee dowladda somaliyeed .

July 12, 2010


Wasiirka hub ka dhigista iyo Jiheynta Maleeshiyaadka aya aloo magacaabay midkamid ahaa maclaimiintii iskulka al-ma’muun oo ah
Cumar Cali Rooble waxaan leenahay hambalyo hambalyo .. walaal .. shaqo ikhaals leh uqabo bulshadaada muslimka ah ee somaliyed..

ardayda somaliyeed ee ahlusunna waljamaaca ee kawaxbarata jaamacatul ahgaff ayaa soo afjaray imtixaankii finalka ahaa .

July 10, 2010

macalim cabdi naasri ciise carab ayaa kaalinta kowaad kagalay kuliyadda accountinka ee jaamacata ahgaff ee dalka yemen.

July 10, 2010