Archive for August 2009

cinwaankaan nagalasooxariir

August 28, 2009

ardayda ahlusunna waljamaaca ee deeqda waxbarasho karajeyneesaa dalka yemen wixii ubaahan warbxin dheeri ah waa in ay lasoxariir telfon 967/734543792
e-mail xalbisri2@hotmail.com

tafatiraha websitkaan ahna.g.ardayda Ahgaff University..sh.xasan albasri waxa uu udirayaa hambalyo dhalasha bisha ramadaan dhamaan muslimiinta caalamka khaasata ardayda ahlusunna ..waxaana uu si farxad ey kujirto uu habmbalyo udirayaa ardayda kaheshay deeqda waxbarasho dalka yemen siiba Ahgaff University waxaana uu leeyahay. soodhawaada.

August 23, 2009

sh.hasan albasri

shiikh cabdiraxmaan mire jimcaale ..macalim kamid ah macalimiintii machadka almamuun ee muqdisho

August 20, 2009

555 shiikh cabdiraxmaan mire jimcaale waa caalim soomaliyeed ..kana mid ahaa barayaashii machadkaa hoose dhexe sare ee al-ma’muun.

gorneel cali siciid ..waxaa uu kamid ahaa ardaydii ka aflaxday machadka al-ma’muun ee magaalada muqdisho. alaha unaxariisto ..waxaa dilay khawaarijta al-shabaab iyo xizbul islaam.

August 20, 2009

4

culimada ahlusunna ee kawaxbarata tariim.Ahgaff University

August 20, 2009

3

dr maxmad rashiid oo kamid ahaa macalimiintii iskuulka almamuun

August 16, 2009

salawaat04

shariif cabdiladiif maxmad cabdi

August 15, 2009

shairrf cabdi ladiif
waa shiikh kamid ah ardayda somaliyeed oo ujooga dalka yemen barashada culuumta islamka iyo daraasade sare . …

shiikh maxmad shaakir cali xasan

August 12, 2009

222 shiikha oo darasad sare ee islaami kawada dalka yemen .. ayaa ah shiikh kamid ah mashaa;ikhda diinta somaliya kuwa ugu caansan waliba wuxuu kuxeeldheeryahay dhinaca axaadiithta nabiga c.s.w…shiikha dhawaan waxa uu duubay illaa iyo 18 cajaladood oo maqal iyo muuqaal ah oo uu kaga hadlayo khawaarijta cusub .. shiikh maxmad shaakir cali xasan..oo kamid ah aa macalimiintii machadka al-ma’muun ka baxay isla machadkaas …