Research

hgdasdsadsadsadsa_363x5002 waxaa muhiim ah in lahelo baxthiyada ardayda machadka al-ma’muun
1- hadda waxaa diyaar ah kitaab lamagacbaxay الدعوة في قرن أفريقيا waxaana soosaaray tafatiraha websitka al-ma’muun waxana dhawaan lagarabaa ardayda reer al-ma’muun in ey soodiraan researchisyadooda

==========================================
waxaa kaloo jirta in midkamid ah ardaydii kabaxday uu siwacan uduubay muxaadarooyinkaan ee halkaan kadhageeso walaal.. waa sh. teeleeye
http://www.shaaficiyah.com/Muxadaro/muxaadaro.html
====================================
waxaa wax lagufarxo ah in macalim mascuud oo kamid ah ardayda reer yemen in uu diyaariyay taariikhda sayid cabdulle xasan oo ah af-carabi ah ..kadaalacado peejka ahlusuna oo ah . http://www.ashcari.wordpress.com
http://ashcari.wordpress.com/2009/03/26/taariikhda-sayid-cabdulle-hassan
taariikhda sayid cabdulle hassan تاريخ السيد عبدله حسن المكافح الصومالي

Leave a comment