Archive for August 2010

baratakoolka socdaalka ardayda kaheshay deeqda waxbarasho jaamacadda ahgaff.

August 28, 2010

waxaa uu guddoomiyaha ururka ardayda ahlusunna waljamaaca ee jaamacadda ahgaff ee yemen sheekh xasan macalim maxamuud samatar shiikh xasan albasri ayaa ogaysinaya dhammaan ardayda dhawaan kaheshay qabuulka jaamacadda ahgaff in ay lasocdaan baratakooladaan soosocda oo wada muhiim ah .
1- in ardaykasta uu soodiro takhasuska uu rabo in uu kutakhasuso ama uu barto
2- waa in ay iskacayimaan ardayda kalajoogta gobalada dalka oo dhan hal amiir howsha safarkooda lawareego . oo lasooxiriiro maamulka ardayda sheekh hassan albasri
3- waa in ay ardayda ay sameestaan xafladda lagu maamuusayo socdaalkooda kahor inta aysan soobixin oo ay kuqabtaan iskuulka uu ardaygu kasoobaxay ama mowlaca iyo masjidka xerowga uu kasoobartay culuumta diinta waa haddii ay jiryo amni. si loofarxad galiyo bulsha waynta ahlusunna waljamaaca meelkasta oo ay caalamka joogaanba..
4- waa in horay ardakasta uu usooqaataa kitaabada culuumta uu rabo in uu kutakhasuso iyo qasiidooyinka diniga iyo waxkasta oo anfacaya ..
5- waa in ardayda ay aqristaan qur’anka iyo awraada si ilaah uu ugu sahlo safaradooda..
6- waa in la iskusooraacaa kooxo aan katirobadneen illaa iyo 10 arday kabadan waa laga fiicanyahay amniga somaliya iyo yemen.
7- waa in ardayda ay lasocaan marka ay helaan viisaha in ay usahlantahay safarka badda ee dhinaca boosaaso.
8- ardayda awoodda waxa ay ku imaankaraaan airaboorka cadan..
9- waa in ay lasocdaan http://www.almaschool.wordpress.com oo lagayaabo in dhawaan lasoogaliyo meesha ay taalo visaha iyo waxa la iskarabo..
10 waa in ardaygasta uu heesta telka guddoomiyaha ururka ardayda sheekh hassan albasri oo ah 967734543792 si ay ulasocdsiiyaan waxa jira .

ogaysiis muhiim ah

August 27, 2010

waxa uu ogaysiinayaa sheekh xasan albasri guddoomiyaha ururka ardayda in aanay suurtagal ahayn in lasoogaliyo websitaka ardayda ee http://www.almaschool.wordpress.com dhammaan magacyada liiska ardayda la aqbalay ee jaamacadda ahgaff iyo machadka alcaydarus ee tariim …arrimo jiro awgood. ee waxaad kasoowacikartaa sheekh xasan albasri telkaan oo ah 967734543792 unasoodir e-mailka ah xalbisri2@hotmail.com ..si aad uhubiso magacaaga in la aqbalay iyo inkale. adoo.mahadsanid..

BISHAARO BISHAARO BISHAARO

August 22, 2010

WAXAA LOOGU BSIHAAREENAYAA ARDAYDII XAREESATAY TUKUMINTIYADA DEEQDA WAXBARASHO EE JAAAMACADDA AHGAFF EE DALKA YEMEN IN UU SOOBAXAY LIISKA QABUULKA JAAMACADDA IYO MACHADKA QIRA’AADKA.. WAXAYNA AY LA SOOXARIIRIKARAAN SI AY MAGACYADOODA U HUBIYAAN SHEEKH XASAN ALBASRI GUDDOOMIYAHA URURKA ARDAYDA JAAMACADDA AHGAFF EE DALKA YEMEN.. OO AY KALASOOXARIIRIKARAAN TELKIISA AH SIDAAN 96734543792
AMA E-MAIAKA AH XALBISRI2@HOTMAIL.COM
BISHAARO WACAN.

shuruudaha jaamacadda ahgaff dhinaca maaliyadda.

August 19, 2010

waxaa jira dhowr shuruudo oo mihiim ah oo lagarabo ardayda in ay kasoobaxaan.
1- waa in uu iskabixiyaa ardayga 50 doolar ah oo ah lacagta dhiiga
2- waa in iskabixiyaa ardayga 50 doolar ah oo ah lacagta diinwaangalinta
3- waa in uu bixiyaa ardayga 50 doolar oo ah lacagta iqaamada
4- waa in uu bixiyaa ardayga 200 oo ah rahan si haddii uu ardayga uu kudhaco imtixaanka looguceliyo dalkiisa.
5 – shuruudaha o o kudqoran afka carabiga kadaalaco hoos..

shuruudaha aqbalka jaamacadda ahgaff.

August 10, 2010

1- waa in uu heestaa shahaada dugsiga sare ama wax lamid ah
2- waa in uu ardaygu kubaasaa imtixaanka qabuulka jaamacadda
iyo wareesiga shakhsiyaded.
3- waa in ardaygu jaamacadda oo sooxaadhiraa duruusta jaamacadda
( muntadim.)
4- waa in uu shuruudaha kuliyadda ow doortay ardaygu uu kasoobaxaa..
5- waa in uu uqalmaa waxbarashada leeyahay caafimaad fayow..
6- waa in uu wataa tukumintiyada loobaahanyahay..taasoo ay kadalbankaraan maaumulka kuliyadda uu rabo in uu kubiiro..
7- waa in uu ardaygu buuxiyaa istimaarada doorasha oo takhasuska meesha uu kasii aadayo ah ..
8- waa in uu wataa dhowr sawir oo nooca ah lix lagudhuftay afar ah
9- waa in uu heesto 80 darajo marka uu dooranayo . cilmi ah..
10- 70 darajo marka uu dooranayo adabka. ama culuumta insaaniga..
intaas wixii dheer kalaxiriir websitka jaamacadda ahgaff oo ah sidaan
http://www.ahgaff.edu

wixiii faahfaahin ah kalaxiriir e-mailka guddoomiyaha ururka ardayda sheekh xasan albasri oo ah
xalbisri2@hotmail.com

www.alshahid.net kalasoco maqaalaadka xasan albasri ee kusaabsan taarikhda culimada suufiyada ee somaliya.

August 5, 2010

http://www.alshahid.net qeebta carabiga waxaad kahelikartaa maqaalooyin taariikhi ah oo muhiim ah oo kusaabsan culimada iyo islaamka somaliya.. maqaalooyinkaan uu kubaxaya afka carabiga ayaa waxaa diyaariyay xasan albasri.
http://arabic.alshahid.net/author/albasri